Hordhac


Manchester United waa mid kamid ah kooxaha ugu 

caansan uguna guulaha badan kubada cagta aduunka 

kooxdan tarikhda dheer leh waxay lee dahay 

tagerayal badan oo calamka ah guulo waaweyn iyo 

shekoyin dhrigalin ah oo kusaabsan geesinimo dib 

udhis iyo guul waxay udhalatay si hoos balse maanta 

waxay kamid tahay magacyada ugu misanka culus 

kubada cagta     

Bilowgi newton heath (1878) iyo (1902)

Manchester United waxay bilaabatay sanadkii 1878 

iyadoo lagu magacabi jiray newton heath Lyr football 

club waxaana aas asay shaqaale tareenka ee shirkada 

Lancashire iyo yorkshire Railway kooxdu waxay 

markii hore ciyaari jirtay kulamada maxaliga ah ee ay 

laciyaari jireen kooxaha kale shaqaalaha ah sanadkii 

1889 Newton heath waxaay kubiirtay  football alliance 

kadibna  waxay noqotay xubin kamid ah football 

league sanadkii 1892 in kastoo aay aheed koox xiiso 

leh hadana dhibaato dhaqaale ayaa soowajahday 

dhamadki qarnigii 19 kooxdu waxay gaartay heer aay 

kudhawatay in lakala diro ilaa uu ganacsade john  

Henry Davies soo faragaliyay sanadkii 1902 wuxuu 

magaceeda ubadalay Manchester United football club 

halkaas ayaa bog cusub loo gafuray 

Guulihi ugu horeyay (1902)  (ilaa 1945 )

markii magaca cusub laqatay Manchester United sidag 

dag  ah ayeey uhormartay tobabare Ernest mangnall 

ayaa kooxdisa hugamiyay guushii ugu horeysay 

horyaalka frist Division sanadkii 1908 iyo sidoo kale 

koobki  ugu horeyay AF cup sanadki 1909 gushaa 

sanadka waxaa racay horyaal sanadki 1911 dagaalki 

kowaad aduun (1914) ilaa (1918) ayaa hakiyay kubada 

cagta waxaana Manchester United kudhibtotay ineey 

sii joogto heerkedi sare dagaalki kadib kooxdu waxay 

marar  badan lahal gamaysay heerka hoose ee 

horyaalka waxaana soofood saartay dhibatoyin 

dhaqaale oo kale 

Isbadalki matt Busby (1945) ilaa (1969)

Kadib dagaalki labaad aduunka isbadal weeyn ayaa 

yimid sanadki 1945 sir matt Busby ayaa noqday 

tobabaraha  cusub Busby wuxuu dhisay falsafad 

cusub oo kudhisan dhalayaro weerar iyo ruux koxeed 

united waxay kuguuleysatay F A cup sanadkii (1948 )

kadibna  horyaal frist Division sanadihi (1952) ilaa 

(1956) iyo( 1957) kooxda dhaliyarada ah ee loyaqanay 

Busby Babes waxay ahayen kuwa ugu hanjabada 

badan yurub waxaana kamid ahaa xidigaha waa 

weeyn Duncan Edwards iyo Bobby charlton nasiib 

daro tarikhda kooxda waxaa wax kabadalay musiibadi 

munich ee lixdii fabraayo (1958) markaas oo aay 

diyaarad  saar naayeen aay kubur burtay jarmalka 23 

qof ayaa kudhimatay oo ay kujireen 8ciyaartoy si 

kastaba  ha ahaate Busby iyo kooxdisa ayaa dib 

udhisay kooxda guushii dib udhiska waxay kentay FA 

cup  sanadkii 1963 horyaalada iyo 1965 iyo 1967 iyo 

ugu danbeen gushii ugu weeyned tariikhda EUROPEAN 

cup sanadkii 1968 markii Benfica kaga adkadeen 4_1 

united waxay noqotay kooxdi ugu horeysay ee 

ingiriiska ah ee hanatay koobka yurub   

Dhibaato iyo solabasho (1970) ilaa (1986)

Kadib bixitanki Busby United waxay lakulantay 

waqtiyo adag kooxdu waxay hoos ugu dhacday second 

division sanadkii 1974 lakin waxay is lamarkii 

solabatay sanadkii xigay Tommy Docherty ayaa kooxda 

kuhu gaamiyey gushii FA cup ee 1977 sanadkii 1980 

meyadii United waxay kuguleysatay koobkale FA cup 

balse waxay kuguul dareysatay horyaalka  waxaa loo 

bahday  hugaan cusub oo xoog leh kasoo yimid 

sanadki 1986

Xiligii dahabiga ahaa ee ser alex Ferguson (1986 ilaa) 
(2013)

Ser alex Ferguson ayaa noqday tababaraha cusub ee 

Manchester United November 1986 inkastoo uu 

kubilabay si adag hadana wuxuu badalay taarikhda 

kooxda diirada uu saaray dhaliyarada nidaamka 

ciyareed ee xooga leh iyo maskax guleed ayaa miro 

dhalay kooxdu waxay kuguleysatay FA cup sanadki 

1990 kii kadibna European cup winners cup sanadki 

1991 sanadkii 1993 United waxay qaday primier 

league markii ugu horeysay tan iyo markii 1967  

halkaas ayaa xiligaa guusah joogtada ah kabilamatay 

Ferguson wuxuu kooxda kuhugamiyay 13 primeir 

league 5 FA cups 4 league cups iyo 2 UEFA champions 

league (1999)  iyo( 2008) guushii ugu weyned waxay 

aheed 1998 _99 treble markaas oo United hanatay 

sadex koob oo waaweyn hal xili ciyaareed ah ciyartoy 

caan  ah sida Eric cantona Ryan Giggs David Beckham

 Paul scholes Cristiano Ronaldo iyo weyne Rooney ayaa 

noqday  halyeeyo 

Kadib Ferguson waqtiyo is badal iyo rajeen 2013

Ferguson ayaa kafaristay tababarka 2013 taas oo 

calamad  unoqotay dhamaadka xili cajiib ah tan iyo 

markaas United waxay lakulantay waqtiyo adag oo ay 

iskudayday ineey hesho bedel uqalma Ferguson 

tababarayaal  kala duwan sida David moyes  Louis 

van Gaal jose mourinho iyo ole Gunnar Solskjaer ayaa 

lawaregay xiligaa in kastoo aay kuguuleysan horyaalka 

premier league  hadana United waxay hanatay koobab 

sida sida FA cup 2016 Europa league 2017 iyo carabao 

cup 2023 maanta kooxda wali waxay tahay mid kamid 

ah  kuwa ugu hodan san ugu taagerada badan uguna 

sumcada  badana kubada cagta Erik tan hag oo xilka 

lawaregay sanadkii 2022 wuxuu wataa qorsho cusub 

oo lagu dhisahayo koox xoog leh oo mustaqbalka guul 

uhorseedi karo 

Dhaxalka iyo sameynta calamiga ah 

Manchester United maaha oo kaliya koox kubada cagta

ah waa astaan ciyaaraha calamka waxaa tageera in 

kabada  1bilyan qof oo aduunka ah old Trafford oo 

loyaqaano The Theatres of Dreams waa meel lagu 

xasuusto taarikhda kubada cagta ah kooxdu waxay 

wali kufaanta soo sarista ciyaaryahano dhaliyaro ah 

ciyaar weerar ah iyo ruux marnaba aan is dhibin 

dhamaan waa staamaha United 

Gunaanad



taarikhda Manchester United waa sheeko kusabsan 

halgan dib udhis iyo guul laga soobilabay koox yar oo 

shaqaale tareen ah ilaa aay noqotay kooxda ugu weeyn 

aduunka safar kooda wuxuu tusaale uyahay sida 

geesinimo hamiga iyo kolsoonida ay guusha 

uhorseeday maanta iyo mustaqbalka Manchester 

United waxaay si ahaan doontaa calamad waarta oo 

aan lagatagi karin marka lagahad lahayo kubada cagta