Hordhac
kooxaha kubada cagta ee ugu caansan uguna guulaha
badan uguna qiimaha badan taarikhda ciyaaraha
kooxdan talyaaniga ah waxay leedahay taarikhda qani
ah oo kabadan poqol sano waxayna noqotay astaan
calmi ah oo katur jumaysa guul iyo halgan iyo heer
sare ciyareed AC milan ma aha oo kaliya koox kubada
cagta ah waa dhaqan iyo waayo aragnimo iyo astaan
quruxda ciyaarta talyaaniga guulaha aay kugaartay
gudaha iyo yurub ciyaartoy halyeeyada ah ee kasoo
dhex baxay iyo tageerayasha malayiinta ah ayaa
kadhigay mid kamid kooxaha ugu sameeynta badan ee
Abid ciyaarta kubada cagta
Asaaska iyo Bilowgii (1899 )ilaa (1920)
AC milan waxaa la aasaasay 16 December 1899
magaalada milan ee waqooyiga talyaaniga iyadoo
markii hore loo yaqaanay milan football and cricket
club aasaasayaashu waxa aay ahaayen labo ingiriiska
ah Alfred Edwards iyo Herbert Kilpin kuwaas oo
doonayey inaay kufaafiyan ciyaarta kubada cagta
talyaaniga kooxdu waxaay si dagdag ah unoqotay mid
caan ah waxayna kuguuleysatay horyaalkeedi
uhoreeyay ee talyaaniga ah sanadii 1901 tasoo aheed
guul lama filaan ah oo mujisay awood koox sanadihii
hore AC milan waxay si joogta ah utartantay
horyaalka talyaaniga markaas looyaqanay Prima
Categoria waxaayna kuguleysatay koobab kale 1906
iyo 1907 si kastaba ha ahaatee khilaafyo gudaha ah
ayaa sababay inay kooxdu jabto 1908 taas oo dhalisay
kooxda aay xifaaltan weeyn yeeshaan INTER Milan
Internazionale tani waxaay bilow unoqotay tartanka
ugu weeyn talyaaniga oo loo yaqaano Derby Della
madonnina
Isbadal iyo xaalad dhex dhexaad ah (1920) ilaa (1950)
1950 meeyadii AC milan waxay gashay marxalad
cusub oo guulo ah kooxda waxaa lawareegay madax
cusub waxaana lagu soobiriyay ciyaartoy caan ah ee
Gre loni Gunnar Gren Gunnar Nordahi iyo Nils
Liedholm oo kayimid Sweden sadexdaan ciyaar yahan
ayaa kooxdu u horseeday dhoowr guul oo kudaha ah
waxayna Milan kadhigeen mid kamid ah kooxaha ugu
xooggan yurub 1960 meeyadii ayaa lagutilmamay
wagii dahabiga ahaa ee AC milan kooxdu waxaay
kuguleysatay koobab keedii ugu horeeyay ee
European cub champions league sanadkii 1963 iyagoo
kaad kaaday Benfica tababare nereo Rocco iyo
ciyaartoy sida Gianni Rivera iyo cesare maldini ayaa
door weeyn kaqaatay guusha Milan waxaay mar kale
kuguuleysatay koob yurub ah 1969 waxayna noqotay
mid kamid ah kooxaha ugu awooda badan yurub
Xiligii isbadalka iyo dhibaatoyinka (1970) ilaa (1986)
1970 meeyadii ilaa 1980meeyadii AC milan waxaay
lakulantay isbadal badan oo maamul iyo ciyareed in
kastoo aay kuguuleysatay dhoowr koob oo gudaha ah
sida coppa italia iyo cup winners cup hadana kooxdu
waxaay lakulantay dhibaatoyin dhaqaale iyo fadeexad
laxiriirta heshiishyada ciyaaraha 1980 meeyadii milan
waxaay wajahday dhibaato weeyn kadib markii lagu
helay fadeexadii laxiriirtay Calcio scommerce
khiyaano laxiriirta khamaarka ciyaaraha tasoo
keentay in kooxda laganaaxo laguna rido serieB
kooxdu waxaay sidag dag ah ugu soo labatay serieA
Balse waaxay mar kale hoos udhacday 1982 iyo 83
sababo laxiriirta natiijo la aan
Xiligii dahabiga ahaa ee Berlusconi iyo Arrigo Sacchi (1986) iyo (1996)
1986 ganacsade silvio Berlusconi ayaa iib saday
kooxda isbadal weeyn oo taarikhi ah Berlusconi
wuxuu maal galin xoog leh kusameyay kooxda
wuxuuna keenay tababare Arrigo sacchi kasoo soo
bandhigay nidaam ciyareed casri ah oo caan ah
waxoo sidoo kale lagu soobiriyay ciyaartoy waaweyn
sida van Basten Ruud Gullit Frank Rijkaard franco
Baresi Baolo Maldini iyo carlo Ancelotti Milan waxay
si dag dag ah unoqotay awooda ugu weeyn yurub
waxayna kuguuleysatay European cub 1989 iyo 1990
Waxaayna caan ku noqotay ciyaar cadadis sare leh iyo
nidaam difaac adag Sacch iyo ciyaartooydisa ayaa
milan kadhigay koox aan lajoojin karin
Dominance ka Fabio Cappella iyo guulaha (1990)
Markii Arrigo sacchi labadalay 1991 tababare Fabio
Cappella ayaa siiwaday guulihii kooxda milan waxay
kuguuleysteen dhoowr jeer horyaalka serieA waxayna
gaartay afar final champions league shan sano
gudohood 1993 ilaa 1994 ilaa 1995 waxay si xasuus leh
Ugaraacday FC BARCELONA 4_0 finaka champions
league mid kamid ah ciyaar yahankii ugu fiicna
tarikhda
Hoos udhac iyo dhalasho jiil cusub (1996) ila (2001)
Dabayaqadii 1990 meeyadii milan waxaay wajahday
Hoos udhac natijooyin ciyaar tooy badan ayaa katagay
Waxaana kooxda lakulantay wareegyo tababarayaal
badan si kastaba milan waxay sii haysatay sumcad
deeda waxaayna diirada saartay dhisida koox cusub
mustaqbalka
Xiligii Ancelotti gulihii yurub (2001) ilaa (2009)
2001 carlo Ancelotti ayaa noqday tababaraha kooxda
Wuxuuna soo celiyay guushii lawaayey milan waxyna
kuguuleysteen champions league 2003 kadib mrkii
juventus kaga adkaadeen rigoolayaal waxaay mar
kale ciyaar final cajiib ah 2005 balse waxaay silama
filaan ah ugu weeyday livarpool ciyaar tariikhi ah
2007 ayaa Milan qaaday champions league iyagoo
kaad kaaday livarpool iyagoo aar kudasho kasameeyay
Guuldaradii 2005 ciyaartoyda sida Kaka Andrea Pirlo
Clarence Seedorf Alessandro nesta iyo Paolo Maldini
ayaa kamid ahaa tiirka guusha
Guusha AC milan
SerieA 19 jeer Coppa italia 5 jeer supe Coppa italiana 7
jeer UEFA champions league 7 jeer UEFA super cub 5
jeer FIFA club world intercontinental 4 jeer
Gunaanad
Waa astaan taarikhi ah katur jumahaysa halgan guul
Hami hami aan dhamaad laheeyn laga soo bilaabo
asaaska 1899 ilaa guulihii yurub hoos udib dhacyadii
iyo dib usoo noqoshadii casriga ah milan waxay mar
walbo aheeyd qaayb muhiim ah oo kamid ah ciyaarta
kubada cagta ah caalamka tariikhdo waa mid
dhiirigalisa waxaana hubaal ah in magaca AC milan
siijiri doono qarniyo badan oo soosocda
0 Comments