Hordhac
Livarpool football club waa mid kamid ah kooxaha
kubada cagta ee ugu caansan uguna guulaha badan
tarikhda kubada cagta caalamka waxaa lagu yaqana
tageerayaal daacad ah taarikh dheer oo guul leh iyo
magac weeyn ee ANFIELD oo ah guru gooda maqaal
kaan waxaan kuegi donaa tarikhda buuxda ee
livarpool FC laga bilaabo malintii la as aasay sanadki
1892 ilaa guulaha waa weeyn maanta calamka kaga
hayaan
Aasaaska livarpool ee 1892
livarpool FC waxaa la aasaasay sadexdi june 1892
kadib markii khilaaf kadhexdacay kooxda Everton iyo
milkiilaha garoonka Anfield john Houlding Everton
waxay uguurtay Goodison park halkaas uu Houlding
guaansaday inuu dhiso koox cusub oo kaciyarta
Anfield koox cusub oo ubixiyay livarpool football club
Kooxda waxaay kubiirtay lancashire league xili
ciyaredki 1892 ila 93 waxayna sideg dag ah
uguleysatay koobkeedi uhoreeyay
Koritaanka guulihii hore (1900) (ilaa 1950)
livarpool si dhakhso ah ayeey unoqotay koox kadhex
muuqata kubada cagta ingiriiska kooxda waxay
kuguleysatay horyaalkoodi uhoreeyay sanadki 1901
waxaayna markale qaaday koobka sanadkii 1906 intii
udhaxaysay labadii dagaal ee aduunka livarpool
waxay siiwaday inaay noqoto koox latix galiyo
inkasto jireen waqtiyo adag oo aysan guul badan helin
Markii uu dhamaday dagaalki labaad aduunka kooxdu
Waxay kuguuleysatay horyaalka liga ee 5 aad sanadkii
1947 taas oo calamad uaheed bilowga tarikh cusub
Bill shankly dib udhisidii livarpool 1959 iyo 1974
Isbadal dhab ah ayaa yimid markii Bill shankly uu
noqday tababaraha kooxda sanadkii 1959 markii uu
lawareegay livarpool waxay kujirtay heerka labaad ee
horyaalka ingiriiska shankly wuxuu dib udhisay
wuxuuna keenay nidaam tababar cusub wuxuuna
dhisay xiriir adag oo tagerayasha ah guulihisii ugu
horeeyay waxa uyimid 1962 markii livarpool dib usoo
labatay heerka koobad waxay kuguleysatay horyaalka
ingiriiska sanadihii 1964 ilaa 1966 iyo 1973 waxayna
qadeen koobkodi ugu horeeyay yurub UEFA cup
sanadkii 1973 shankly wuxuu dhisay asaasak guulaha
badan ee soosocda
Bob paisley waqtigii dahabiga ahaa (1974)ilaa (1983)
Markii Bill shankly uu kafaristay tababaraha Bob
paisley ayaa lawareegay jagada paisley wuxuu
livarpool uhorseday xili ciyaareed taarikhi ah oo aay
kooxdu noqotay mid kamid ah kuwa ugu awooda
badan yurub intuu xilka hayey livarpool waxay qaday
6 horyaal ah ingiriiska ah 3European cups chanbions
league 1977 iyo 1978 iyo 1981 3league cups 1 UEFA
cups paisley waxa uu noqday tababaraha ugu guulaha
badan taarikhda livarpool wuxuuna dhisay helyeeyo
Kenny Dalglish Graeme souness iyo Alan Hansen
Dalglish 1980 meeyadii ilaa 1985 1990
markii paisley uu kafaristay joe fagan iyo kenny
Dalglish ayaa siiwady guulihii kooxda Dalglish oo ahaa
ciyaar yahayn iyo tababare is mar wuxuu hugamiyay
kooxda guulo badan sida Double horyaal FA cup
sanadkii 1986 livarpool waxay siiwaday inay tahay
koox kamid kuwa ugu fiican ingiriiska iyo yurub si
kastaba ha ahaatee waqtigan waxaa dhacay labo
masiibo oo murugo ah Heysal stadium Disaster 1985
iyo Hillsborough Disaster 1989 kuwaas oo sameeyay
kooxda tagerayasha iyo kubada cagta guud ahaan
xasuusta dhacdoyinkas ayaa wali qaayb muhim ah
kaaha tarikhda livarpool
Waqti adag dhibatoyin (1990) ilaa (2005)
Kadib guushii udanbeysay horyaalka sanadkii 1990
livarpool waxay gashay waqti hoos udhac ah premier
league ayaa bilaamaya 1992 balse livarpool waxay
ladaa ladhacday in aay latartanto kooxaha cusub
xooga badan sida Manchester United iyo Chelsea iyo
ARSENAL sikasta kooxda waxay qaaday guulo kale oo
aay kamid yihiin FA cup 1992 2001 2006 UEFA cup 2001
league cup dhowr jeer ah guushii ugu xasuusta
badneed waxay timid sanadkii 2005 markii livarpool
aay si mucjiso ah ugu soo labatay 3-0 si aay ugaracdo
AC milan finalki champions league Istanbul dhacdada
waxaa lagu neynasa miracle of Istanbul
Jurgen Klopp dib usoo noqosho casriga ah 2015
Markii jurgen klopp uyimid snadkii 2015 livarpool
waxay gashay marxalad cusub klopp wuxuu keenay
qaab ciyaareed dag dag ah oo xiiso leh Gegnpressing
wuxuuna dhisay koox adag oo ay kamid yihiin
mahamed salah Virgil van Dijk iyi sadio mane guulihii
casriga ee Klopp hoostisa waxaa kamid ahaa UEFA
champions league 2019 premier league 2020 markii
uhoreysay 30sano FiFA club world 2019 AF cup league
cup 2022 livarpool waxay mar kale noqotay awood
calami ah oo leh taageerayaal maliyin ah oo kukala
sugan aduunka oo dhan
Gunaanad
caqabad halyeeyo iyo waayo aan lailaawikarin laga
soo bilaabo aasaskii 1892 ilaa maanta kooxdu waxay
noqotay astaan utaagan daacadnimo karti iyo waliba
ruuxaan lajabin karin tageerayashoda lo lankooda
caanka ah You ill never Walk alone ma ahan kaliya
hees taageere waa falsafad nololeed oo qexaysa
livarpool koox mar walbo iskutaagan is lamarkana
halgan ugujirta guusha
0 Comments