Hordhac
koox kubada cagta ah oo siwaayn looga yaqaano
gudaha nederland iyo caalamka waa mid kamid ah
nadiyada ugu guulaha badan taarikhda yurub
waxaana loo aarkaa mid kamid tiirarka kubada cagta
yurub ee qarnigii 20 naad ajax waxaay caan kutahay
nidaam keeda tababarka dhalinyarada falsafada
ciyaarta ee weerarka ah iyo hal abuurnimada farsamo
ee badashay qaab ciyareedyo badan oo calami ah
nadiga wuxuu leeyahay taarikh qani ah oo
kabilamaysa qarnigii 20 aad waxaana ladhihi karaa
sameeyntiisa kubada cagta waxay kabadan tahay
koobab aay qaaday
Aasaaskii iyo Bilowgii hore (1900) ilaa (1940)
Ajax waxaa la aasaasay sanadkii 18 maarso 1900
magaalada amsterdam ee naderland waxaana magac
loo gubixiyay geesiga gariiga ah ee ajax oo ahaa
halyeey dagaal naadiga wuxuu bilowday heer hoose
Oo tartan maxali ah balse dhwoor sano gudaheed
ayeey kumu jiyeen awood ciyaareed intii lagu jiray
1910 meeyadii ilaa 1920 meeyadii ajax waxya si tartiib
ah unoqotay xoog gudaha ah 1917 ilaa 1918 kooxdu
waxaay kuguleysatay koobab keedi ugu horeeyay ee
horyaalka nadarland taas oo bilow uaheed guul taxana
ah oo aay gaari doonta mustaqbalka waqtiga Ajax
wuxuu ahaa koox kuciyaarta qaab ciyaareed weerar
ah tasoo qaayb kaah falsafad aay kooxdu ilaalinaysay
qarniyo badan
Dagaalkii labaad aduunka iyo dib udhiskii (1940) (1960)
Dagaalkii labaad aduunka ayaa sameeyn xooggan
kuyeshay kuabda cagta guud ahaan yurub ajax kama
aaysan badbaadin tartamada gudaha ayaa hakaday
ciyaartoy badan ayaa dagaalka kulug yeeshay halka
qaar kale qaxeen si kastaba markii dagaalkii
dhamaday ajax waxay bilowday dib udhis xoog leh
Dabayaqadii 1940 meeyadii ilaa 1950 meeyadii
kooxdu waxaay sooceshatay awoodeedi kudaha
waxay qadeen horyaal dhoowr ah taasoo kadhigtay
mid kamid kooxaha ugu sareeya nederland hasa
yeeshe heerka yurub wali magarin waaxyna aheed
waqti kooxdu wali dhisaysay aqoonsigeeda calamiga
ah
Dhalashadii total FOOTBALL dahabiga aheed (1960)
ilaa (1973)
1960 meeyadii ajax uaheed waqti isabdal weeyn ah
waxaay lasoo waregeen tababare halyeey ah Rinus
mechils kasoo soo ban dhigay falsafad cusub oo
ciyareed oo looyaqaano total FOOTBALL nidaamka
wuxuu kusaleysan yahay in ciyaartoydu si fudud
ubadalaan boosaskoodo cadaadis joogta ahna saaran
kooxda kasoo horjeeda ciyaartoyda waaweeyn waxaa
kamid ahaa johan cruyff halyeeyga ugu weeyn Ajax
Iyo mid kamid ah ciyaartoyda ugu wanaagsan
tariikhda kubada cagta johan neeskens Ruud krol Arie
haan kuwaas oo dhamaystiran nidaamka ciyaaarta
Ajax waxaay qabsatay yurub waxay kuguuleysteen
UEFA champions league sadex sano oo xiriir ah 1971
ilaa 1972 ilaa 1973 waxay qadeen intercontinental cup
Iyo koobabka maxaliga ah dhoowr jeer ah waqtigan
Ajax waxay noqotay calaamad halabuurka kubada
cagta ah waxaana falsafdooda laga baranayaa
aduunka oo dhan
Dhibaato iyo dib udhac (1974) ilaa (1989)
Markii michels iyo johan cruyff kooxda katageen
Dabayaqadii 1970 meeyadii ajax waxaay lakulantay
Hoos udhac kooxdu waxay wali aheed xoog gudaha ah
Nederland ah balse heer yurub waay ku adkaatay 1980
meyadii ajax waxaay diirada saartay dayarta waxaana
la aasaasay De Toekomst xarunta tababarka
dhalinyarada ee caanka ah ciyaartoy badan oo
mustaqbalka caan noqday ayaa halkaas kasoo baxay
Sida marco van Basten iyo Frank Rijkaard Dennis
Bergkamp 1987 ajax waxaay kuguleysatay UEFA cup
winners cup tasoo calamad u aheed in kooxdu markale
usoo labanayso heer yurub
Dib usoo celinta calamiga aheed xiligii louis van gaal (1990) ilaa (1997)
1990 meeyadii ajax waxay dib ugu laabatay heerkii
ugu sareeyay yurub markan iyadoo uu hugaminahayo
tababare louis van gaal waxa uu dhisay koox
dhalinyaro ah oo aad uxoog badan kuwaas oo ay
kujireen Edwin van der sar clarence seedorf patrick
kluivert frank Ronald de Boer iyo marc overmars
guulaha muhiimka ah 1995 jax waxaay kuguleysatay
UEFA champions league iyagoo garacay AS milan is
lasa nadkaana waxay qadeen intercontinental cup
Waxay mar kale gaareen finalka champions league
1996 in kastoo aay guul dareesteen xiligaa wuxuu ahaa
Kiilabaad ee daahbiga ahaa ee ajax waxay markale
noqotay mid kamid ah kooxaha ugu caansan
caalamka
Hoos udhac iyo xaalad isabdal (1998) ila (2010)
Dabayaqadii 1990 meeyadii bilowgii 2000 meeyadii
Ajax waxaay lakulantay dhibatooyin dhaqaale iyo
kuwo tartan ciyaartoy ugu fiican ayaa si joogta ah
utagay kooxo waaweeyn oo yurub ah tasoo kadhigtay
In kooxdu aay kuadkaato inay sii joogteeyso heerkii
hore si kastaba ha ahaatee ajax waxay siwaday inaay
dhaliso xidigo cusub sida zalatan ibrahimovich
Wesley sneijder iyo Rafael van der vaart taasoo
cadenaysay Barnaamijka dhalinyarada in kastoo Ajax
aaysan kuguleysan UEFA champions league intii
udhaxaysay 2000 ilaa 2010 hadana waxaya sii ahaayen
Xooga gudaha iyagoo kuguuleysatay horyaalka
Eredivisie dhoowr jeer
Falsafadihii ajax iyo sameeynta calamiga ah
ajax kama aha kooxo guulo ah waa madradasada
kubada cagta falsafadooda ciyareed ee kudhisan hal
abuur cadaadis sare iyo dhalinyaro lagu kalsoon yahay
ayaa badashay kubada cagta caalamka nadiyo badan
iyo xulal qaran ayaa qadanayaa falsafada total
FOOTBALL oo ajax curisay
Gunaanad
FC Ajax waa in kabadan koox kubada cagta ah waa
astaan iyo halabuur dhaliyaro iyo ciyaar qurux badan
Laga soo bilaabo asaaskii 1900 ilaa maanta ajax waxay
aheed xarun soo saarta halyeeyo tababarayaal iyo
falsafad ciyareed oo badalay kubada cagta in kastoo oo
aay soomartay waqti adag haddana naadigu wuxuu
markasta dib usoo ceshaday sharaftiisa
0 Comments