Hordhac 



FC internazionale milan oo sicaadi ah looyaqaano 

INTER Milan ama kaliya intar waa mid kamid ah 

kooxaha kubada cagta ugu caansan uguna guulaha 

badan kooxda waxaa la aasaasay sanadkii 1908 

magaalada milan ee dalka talyaaniga waxayna caan 

kutahay taariikh facweeyn ah tar tarn adag iyo 

taagerayaal aduun oo dhan kukala sugan midi 

badoodu madow iyo paluug waxaay matalaan 

mabaadi da kooxda aminsan tahay kalsooni awood iyo

Mideen 

Asaaskii inter Milan sanadkii (1908)

Inter milan waxaa la aasaasay sanadkii 1908 kadib 

markii koox tagerayaal ah oo katirsan kooxda AC 

milan ay kago een sababo laxiriira aragtida 

kala duwanaansho kusaabsan ciyaartoy ajaanib ah 

Kooxda cusub waxaay magaceeda ubixisay 

internazionale si aay umu jiyaan fursad aay ciyaartoy 

Ajaaniib ahi kuqayb qadan karaam kooxda u 

horeeysay INTER waxaay ciyaartay xili ciyaareedkii 

1909 1910 iyagoo islamarkiiba kuguleysatay 

hooryaalkoodi ugu horeeyay serieA tani waa 

calaamad uaheed bilowga taarikh weeyn oo guul leh

Guushii hore (1910) ilaa (1960)

Dabayaqadii 1910 ilaa 1930 INTER waxaay si tar tiib 

tar tiib ah ooga mid noqotay kooxaha ugu awooda 

badan tayaaniga kooxdu waxaay kuguuleysatay 

horyaalkeedi labaad 1919 kadib dagaalkii koobaad 

aduunka intii lagu jiray 1930 meeyadii INTER waxaa 

loobixiyay Ambrosiana sabab laxiriirta cadaadis 

siyaasadeed oo kayimid xukunkii Fascist ee Benito 

mussolini markii labaad uu dagaalka dhamaday 

kooxda waxaa dib loo gusoo celiyay magaca 

internazionale waxa aayna siiwadeen guulaha gudaha

Sanadkii 1953 ilaa 1954 INTER waxaay kuguuleysatay 

labo horyaal oo xiriir ah 

La Grander INTER dabayaqadii (1950) meeyadii ilaa (1960)

Waqtiga ayaa ahaa xiliga ugu dahabiga badnaa ee 

INTER tababaraha caanka ah helenio Herrera ayaa 

yimid 1960 isaga oo kusoo ban dhigay ciyaar caan 

noqotay  oo looyaqaano catenaccio difaac adag oo 

nidaamsan intuu harrera hugaaminahayey INTER 

waxaay kuguleysatay serieA 1963 ilaa 1965 ilaa 1966

European cub UEFA champions league 1964 ilaa 1965

Intercontinental cup 1964 ilaa 1965 kooxdaaa oo aay 

kamid ahaayeen halyeeyda sida Giacinto Facchetti 

sandro mazzola iyo luis Suarez miramontes ayaa 

siwaayn loogu xasuusta taarikhda kubada cagta 

talyaaniga iyo yurub 

Waqti dhibaatoyin (1970) ilaa (1990)

Kadib xiligii dahabiga ahaa INTER waxaay lakulantay 

hoos udhac in kastoo aay marar badan kuguuleysatay 

coppa italia iyo mar yar serieA hadana gudaha yurub 

waay yarayeen si kastaba ha ahaatee waxaay sii 

ahayeen koox si joogta ah utar tanto sandkii 1989 

INTER waxaay kuguleysatay horyaal kale oo serieA 

Iyagoo leh rikoor dhibca ah oo cusub waqtigaa waxaa 

hugaaminahayey ciyaar yahanka reer jarmal lothar 

matthaus iyo tababare Giovanni Trapattoni 

Dib usoo noqoshadii yurub (1990) (2000)

Inter waxaay si xoogg leh utartantey koobabka yurub

1990 meeyadii iyagoo kuguuleysatay UEFA cup hatan 

Europa league sanadihii 1991 ilaa 1994 ilaa 1998 

ciyaartoy caan ahaa sida Javier zanetti iyo Roanldo 

nasario iyo youri Djorkaeff ayaa noqday xidigo 

waaweeyn oo kooxda taarikhda kuqoran 

Dabayaqadii dahabiga aheed jose mourinho Era (2004) 
iyo (2010)

Markii massimo moratti uu sii kordhiyaya maalgalinta

Kooxda INTER waxaay dib usoo noqotay horyaalka 

talyaaniga waxaay kuguuleysatay serieA lix jeer oo 

xariir ah 2006 ilaa 2010 coppa italia iyo super cup 

italia dhoowr jeer ah UEFA champions league markii 

ugu horeeysay 2010 markii ugu horeeysay 1965 

sandkii 2010 tababare jose mourinho INTER Milan 

wuxuu gaarsiiyay treble tariikhi ah iyagoo qaaday 

serieA coppa italia iyo UEFA champions league isku 

xili ciyaareed kooxda waqtigaas oo aay hugaminayeen 

Diego milito wesley sneijder iyo samuel Etoo ayaa lagu

tilmaama mid kamid ah kooxihii ugu awooda badnaa 

yurub ee waligeed laarko 

Guulaha muhiimka ah ee INTER Milan 

SerieA 20 jeer Coppa italia 9 jeer super coppa Italiana 

7 jeer UEFA champions league 3 jeer Europa league 3 

jeer FIFA club world intercontinental 3 jeer

Gunaanad


Inter milan waay kabadan tahay koox kubada cagta 

ah waa astaan karti dhaqan halgan magaalada milan 

tariikhdeeda kudhisan halyeeyo guulo sookabashooyin

Waxay kadhigan tahay mid kamid ah kooxaha ugu 

sameeynta badan kubada cagta caalamka iyadoo aay 

tageerayaal malaayin ah kuleedahay aduunka oo dhan 

Inter milan waxaay siwadaa inaay qorto bogag cusub

oo guul ah sand kasta