Hordhac 



Tennis waa mid kamid ah ciyaaraha ugu caan san 

ee dunida laguna yaqaano xawaare iyo xirfad xeelad

Iyo dulqaad waa ciyaar lagu ciyaaro hal hal ama labo 

labo iyagoo ciyaartoydu isku turayaan kubad yar oo 

aay isticmalaan qalab loo yaqaano Racket iyagoo is 

kudaya in aay kubada gudbiyaan dhinaca kale ee 

garoonka  iyada aay san dhulka kudhicin maanta 

Tennis ku wuxuu kamid yahay ciyaaraha caalamiga ah

ee ugu sameynta badan balse taariikhdisu waa mid 

dheer oo soo bilamaysa boqolaal sano kahor

Asalka Tennis ciyaar faraanti ah jeu de paume

Tennis cariga ah wuxuu asal ahaan kasoo farcamay

Ciyaar faransiis ah oo la oran jiray jeu de paume 

ciyaarta kacanta oo la ciyaari jiray qarnigii 12 aad iyo 

kii 13 aad ciyaarta hore waxaa lagu ciyaari jirya 

gudaha iyadoo ciyaartoyda kubada kugaraci jireen

Gacantooda halkii aay ka isticmaali lahaayeen qalab 

Markii danbe ciyaartoydu waxaay bilaabeen inay 

isticmalaan qalab u eg Rocket si aay ugaracaan kubada

Tasoo aheed hormar weeyn oo keentay qaab udhow 

Tennis maanta 

Poqortooyada ingiriiska 

Ciyaarta jeu de paume waxa caan kanoqotay 

maxkamadaha poqorada yurub gaar ahaan faransiiska

Iyo ingiriiska qarnigii 16 aad Henry Vill wuxuu ahaa 

taageero weeyn oo ciyaartaan ah wuxuu dhisay 

maxkamado badan oo lagu ciyaaro ciyaartaan markii

danbe waxaa loo guyeeray Real Tennis ama Royal 

Tennis tasoo aheed noocii ugu horeeysay Tennis ah

Dhalashada Tennis casriga ah 

Tennis ka sida aan maanta unaqaano wuxuu 

kadhasahy 1873 major walter clopton Wingfield oo 

ahaa askari ingiriiska ah uu sameeyay ciyaar cusub

oo uu guyeeray sphairistike eray Gariig ah oo 

macnihisu yahay ciyaar kubadeed ciyaarta cusub 

waxaa lagu ciyaaray banaanka iyadoo laisticmaalayo

Garoon coows ah grass court wax yar kadib magaca 

adag sphairistike waxaa lagu badalay lawn Tennis 

Waxaana ciyaarta si dhakhso leh ugu faaftay Britain

Qawaaniinti hore

Wingfield wuxuu qoray xeerar cusub oo lagu 

ciyaarayo Tennis kuwaas si weeyn udhisan is 

lamarkaana saldhig unoqday xiirarka maanta ciyaarta

Waxaa lagu ciyaaray garoon afar gees ah shabaq 

dhexda ladhigay waxaana la isticmaali jirya kubado 

kafudud kuwii hore

Faafitaanka ciyaarta iyo hormarka yurub Britain

Tennis wuxuu siweeyn caan unoqotay Britain 

dhamaadkii qarnigii 19 aad naadiyo Tennis ah ayaa

ayaa laga furay magaalooyin badan waxaana laqabtay

Tartankii ugu horeeyay ee caan ah Wimbledon 

championship sanadkii 1877 kaas oo wali ah tartanka

Ugu faca weeyn uguna sharafta badan Tennis 

Mareykanka 

Ciyaarta waxaay gaartay mareykanka sanadii 1874 

Halkaas oo sidhakhso leh caan oga noqotay US open

ayaa markii uhoreeysay laqabtay sanadii 1881 taas oo

aheed tartan heer calami ah oo cusub 

Horumarka haweenka 

Markii hore Tennis wuxuu ahaa ciyaar ragg un ah 

balse sanadkii 1884 tartanka Wimbledon ayaa markii 

uhoreeysay martigaliyay ciyaar haween tani waxaay 

furtay  albaab cusub oo aay haweenku kugali karaan 

sborts heer calami ah 

Caalamiyowga Tennis asaaska ururada

Sanadkii 1913 waxaa la aasaasay internationals lawn

Tennis federation ILTF si loomideeyo xeerarka iyo 

tamarta caalamka ururka ayaa markii danbe 

iskubadalay international Tennis Federation ITF oo ah

Hayada maanta maamusha Tennis ka caalamka

Ciyaaraha olombikada 

Tennis waxa markii uhoreeysay qayb kanoqday 

ciyaarha olombikada sanadii 1896 balse waxaa laga 

saaray 1924 sababo laxiriira khilaafyo laxiriira 

xirfadlayaal iyo ciyaartoy xirfad laheen waxaa dib 

loogu sooceliyay olombikada sanadii 1988 tasoo 

siixojisay sumcad ciyareed 

Xidigo tariikhi ah 

Tennis ku wuxuu soo saaray ciyaartoy caan ah

oo taarikhda galay qaar kamid ah kuwa ugu caansan

Rod laver ustarlia mid kamid ah ciyaartoyda ugu 

wanagsan Tariikhda isagoo labo jeer kuguuleysatay 

Grand slam dhamaan afar koob Bjorn Borg Sweden 

Ciyaaryahan caalami ah oo caan kuahaa ciyaaraha 

caawska  iyo clayga 1970 meeyadii Roger Federer 

Switzerland halyeey leh Rikooro badan Grand slam ah 

Iyo ciyaar qurux badan Rafael nadal Spain loo 

yaqaano boqorka clay isagoo leh Rikoore badan 

French ah open ah serena Williams UAS haweeyneeda

ugu guulaha badan Tennis ka casriga ah iyadoo 

kuguuleysatay in kabadan 20 Grand slam 

Gunaanad



Tennis ku waa ciyaar leh taarikh dheer oo kasoo 

bilaamatay boqolaal sano kahor ilaa aay naqotay mid

Kamid ah ciyaraha ugu caansan dunida waxaay 

katimid ciyaar kacanta lagu ciyaaro oo kajirtay 

faransiiska qarnigii 12 aad waxaay okartay ciyaar heer

Caalami ah oo aay dawanayaan malaayin qof waxaa 

sabab uah hormarka farsamada xeerarka casriga ah

Tartamada waaweeyn sida Wimbledon iyo xiddigaha 

halyeeyada ah ee ciyaarta soomaray maanta tennis 

Waa wax kabadan ciyaar waa dhaqanka ganacsiga

Midnimo iyo dhiirigalin jiilal cusub tusaale cad oo 

mujinaya sida isboortiska umideeyo dunida is 

lamarkaana uu dhiirigaliyo kartida biliaadamka